Free Republic
Browse · Search
News/Activism
Topics · Post Article

To: DemforBush

Magaalada Indianapolis ee gobolka Indiana ayaa (Axadii Sept 19, 2010) waxaa guri loogu dhex tegey laba carruur ah oo meyd ah iyo saddex kale oo aad u il daran. Waxaa la xiray hooyadood oo Soomaali ah oo magaceedu yahay Ebyan Farah oo 28-jir ah. Labada carruurta ah ee dhintay waxay ahaayeen 3-jir wiil ah iyo 5-jir gabar ah. Waxaana warbaahintu tibaaxday in aysan muuqan wax dhaawac ah oo carruurta ku yaaley balse ay u geeriyoodeen dayacaad (neglect).

Dhanka kale, warbaahinta magaalada Indianapolis ee Gobolka Indiana waxay ku celceliyeen in labada carrruurta ah ee dhintay, hooyada iyo saddexda carruurta ah ee nool ay dhammaantood ahaayeen kuwo aad iyo aad caato u ah (extremely thin) oo ay ka muuqatey nafaqa darro. Saddexda carruurta ee nool da’duudu waa 7-jir, 5-jir iyo 1-jir. Waxaana hooyada lagu eedeeyey in ay dayacday.

http://somalitalk.com/2010/09/21/indianapolis-mother-arrested-in-deaths-of-two-children-in-southwestside-apartment/


17 posted on 09/22/2010 4:32:01 PM PDT by BenLurkin (This post is not a statement of fact. It is merely a personal opinion -- or humor -- or both.)
[ Post Reply | Private Reply | To 1 | View Replies ]


To: BenLurkin

One glass of wine is not supposed to do this.

I think there is something seriously wrong with my eyes.

I have the paramedics on the way. :)


20 posted on 09/22/2010 4:39:47 PM PDT by Mister Da (The mark of a wise man is not what he knows, but what he knows he doesn't know!)
[ Post Reply | Private Reply | To 17 | View Replies ]

Free Republic
Browse · Search
News/Activism
Topics · Post Article


FreeRepublic, LLC, PO BOX 9771, FRESNO, CA 93794
FreeRepublic.com is powered by software copyright 2000-2008 John Robinson